Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo Gacanta ku dhigay Nin Soomaaliya Oo dil ka geystay Minnesota

Recommended Posts

Deeq A.   
Maraykanka oo Gacanta ku dhigayNin Soomaaliya dil ka geystay Minnesota
messenger sharing button
whatsapp sharing buttonemail sharing button
 202096637349551653440053.jpg

Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay Nin Soomaali ah oo la sheegay inuu dil ka geystay gobolka Minnesota.

Saraakiisha Canshuuraha iyo Xuduudaha Mareykanka ee garoonka diyaaradaha ee Dulles ayaa qabtay ninkaan isagoo isku dayayay inuu raaco diyaarad u socota Turkiga,ugana sii gudbi lahaa Soomaaliya.

Saciid Sharif Maye ayaa lagu soo oogay dacwad la xidhiidha shil baabuur oo dhacay 24-kii Ogosto, shilkaas oo uu ku geeriyooday Idris Ali Yussuf, oo 31 jir ahaa.

Sida laga soo xigtay waaxda Kastamka Mareykanka iyo Ilaalinta Xuduudaha, Maye waxaa xabsiga loo taxaabay 28-kii Ogosto isagoo isku dayayay inuu u raaco diyaarad u socota Turkiga si uu ugu sii gudbo Soomaaliya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this