Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Kulmiye oo u Jawaabay Ex-wasiir Qabo ““Qabo waxaan leeyahay lacagtaa aad saydhsaydhayso ee aad ku faanayso ku dar Jidka Balligubadle ee qabyada ah”

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Kulmiye, ayaa ka jawaabay lacagtii laga diiday Siyaasiga Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) oo u sharaxnaa Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Jaamac Warfaa, ayaa sheegay in Lacagta uu saydh saydhinayey Siyaasi Qabo ee uu lahaa KULMIYE iga diiday inuu ku daro dhismaha Jidka Baligudbadle, “Qabo waxaan leeyahay lacagtaas aad saydh saydhinayso ee aad ku faanayso ku dari Jidka Balligubadle ee qabyada ah, taas ayaad ajar iyo xasanaad ka helaysaaye” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye,

Halkan hoose ka DAAWO:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this