Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo war ka soo saaray wada-hadallada ka socda Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay Madaxtooyada Soomaaliya in ay si Wadajir ah Muqdisho isugu keento dhammana Madaxda dowlad goboleedyada dalka, si xal waara looga gaaro arrimaha doorashooyinka.

Qoraalka safaaradda ayaa waxaa sidoo kale loogu mahadceliye Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) doorkii hoggaamineed ee shirkii Dhuusamareeb 3.

Ugu dambeyn warkan ayaa waxaa lagu sheegay safaaradda Maraykanka ee Magaaladda Muqdisho ay si gaara xil isaga saartay wadahadalla dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedyada, si xal wadajir ah looga gaaro arimaha doorashooyinka 2020/21.

Image may contain: text that says 'EMSAEY U.S. Embassy Mogadishu, Somalia @US2SOMALIA @US2SOMALIA appreciates @TheVillaSomalia for bringing FMS leaders together in Mogadishu. Greatful to @MrQoorqoor's leadership in #Dhusamareb3 process- statesmanship #Somalia needs.Encourage FGS/FMS FMS finalize principles of agreement on broad- based consensus.'

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this