Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Xisbiyada oo War Ka Soo Saaray Wadahadallada Farmaajo Deni iyo Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha xisbiyada qaran ayaa warka kasoo saartay wadahadallada dowladda federaalka ah iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland, madashu waxaa ay soo dhweysay dib u bilaabasha hannaan heshiis looga gaarayo doorashada 2020 20-21, oo la filaayo inuu dalku aado.

Halkaan Ka Akhriso

FB_IMG_1599244574076.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this