Sign in to follow this  
Deeq A.

Waare oo magacaabay guddiga soo xulista baarlamaanka HirShabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha maamulka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga soo soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaasi.

Waare ayaa amray guddigan oo ka kooban illaa 11 xubnood inuu guda-galo wajibaadka loo igmaday, ayna soo bandhigaan qorshahooda ku aadan soo xulista xildhibaanada.

Halkan hoose ka akhriso:

118308925_3194704347251741_7328796234728281564_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this