Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab Khasaare Geystay oo Ka Kacay Bacaadweyne+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan dab xalay ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla deegaanka Bacaad weyne ee gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed.

Waxaa inta la xaqiijiyey ku dhaawacmay 9 ruux, kuwaas oo gurmad ugu yimid doonayey in ay demiyaan dabka maadaama uu sii faafayey, waxaana ugu dambeyn lagu guuleystay daminta dabkaas gurmad ka yimid Gaalkacyo .

Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay haanta lagu keydiyo Shidaalka oo qarax samaysay , waxaana ay sababtay burbur soo gaaray  goobta Kaalinta , deegaanka ayaan leyn wax dab damis ah taas ayaa kordhisay khasaaraha dhashay.

1-18.jpg

2-15.jpg

4-3.jpg

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this