Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer ilaaliyihii HirShabelle oo ku dhawaaqay inuu is-casilay+sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal oo uu soo saaray xeer ilaaliyaha guud ee HirShabelle, Mudane Cabdullahi Maxamud Gacal ayaa wuxuu ku sheegay inuu isaga casilay xil-kaasi.

Qoraalkan ayuu sidoo kale xeer ilaaliyuhu ku shaaciyey inuu isku casilay, sababo isaga u gaar ah, islamarkaana uu ku war-geliyey madaxda dowlad goboleedka HirShabelle.

Halkan hoose ka akhriso:-

118264697_170578351227889_130104853705990180_o-300x420

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this