Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Farmaajo ee ka taliya xaafado ka mid ah Muqdisho oo ka cabaaday xafiiska Taiwan ka furtay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Farmaajo ayaa warqad cabasho ah hawada u mariyay dalka Taiwan taasi oo aan xaqiiqda ku salaysnayn, ma jirto wax Somaliya la yidhaahdo oo ay ku jirto Somaliland, taasi oo si sharci daro ah ay u sheeganayaan Somaliland oo ka baxday midowgii sharcidarada ahaa ee ay la gashay Koonfurta Somalia 1960-kii

 

 

Hadaba warqadani hoos taala waxa baahiyay maamulka Farmaajo ee xakamayn kari la magaalada Muqdisho.

 

WarqadWar-266x300.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this