Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee lagu madlansan yahay inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo hadda ku sugan yihiin madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamullada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed. iyo madaxweynaha  martida loo yahay .

Qoraal ka koobnaa dhowr qodob ayaa lagu xusay arrimo dhowr ah oo loo baah yahay in laga heshiiyo, waxaana madaxdaxweynaha Farmaajo  lagu eedeeyey inuu jabiyey Dastuurkadalka, iyadoo qoraal lagu ayiday hadalkii maanta uu jeediyey guddoomiyaha aqalka sare   uu ku sheegay inaan la aqbali doonin in lagu tunto dastuurka .

                                                      Halkaan ka Akhriso.

Image may contain: text

Image may contain: text

Image may contain: text

 

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this