Sign in to follow this  
Deeq A.

War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii U Socday Wasaarada Maaliyadda Dowladda Fedraalka Iyo Kuw Maamul Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa la soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu socday Wasaarada Maaliyada Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada,waxaana shirkaas laga saaray war murtiyeed,iyadoo la sheegay in la isku afgartay in si wanaagsan labada dhinaca ay ugu wada shaqeeyaan arimaha horomarinta maaliyada guud ahaan Wadanka.

117754129_2652943924944350_2530854331895

Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay War-murtiyeed xooga lagu saaray xoojinta iyo wadashaqaynta Wasaaradaha Maaliyadda Dalka iyo qaybsiga Deeqaha Dibadda.

117758592_2652943634944379_2372502817281

Halkan Ka Eeg Sawiradda Kulamadii Wasaaradaha Maaliyada Dalka117647902_2652943394944403_4952581894791  117787861_2652943748277701_8735338599636

117386407_2652989504939792_1489729193156 117596694_2652989531606456_2519075362464

 

 

117850442_2652989451606464_6238886160768 117852634_2652989474939795_8801993551519 117768639_2652989438273132_7058990004736 117314492_2652989351606474_5820444823869 117678234_2652989221606487_1282739845210

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this