Deeq A. Posted August 10, 2020 Somaliland ayaa maanta ku ganaaxday muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo Star, iyada oo la sheegay in lala galayo heshiis cusub. Qoraal kasoo baxay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa lagu ganaaxay Universal TV $15,000 halka Star TV lagu ganaaxay $5000, waxaana la faray in lagu shubo qasnadda dowladda dhexe. Akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites