Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxdhaqameedka Somaliland Oo Lagu Dhaliilay Soo Af-jarid La’aanta Colaadaha Beelaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Ismaaciil kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa madaxdhaqameedka Somaliland ku dhaliilay soo af-jarid la’aanta colaadaha beelaha ee soo noq noqonaya, taasi uu tilmaamay in dagaal beeleedyadu caqabad ay ku yihiin nabadgeliyada iyo deganaanshiyaha wadddanka.

“Dagaal beeleedyadu caqabad ayay ku yihiin nabadgeliyada iyo deganaanshiyaha waddanka, marka waxaa qurux badan in nabadgeliyada laga wada shaqeeyo, madaxdhaqmeedka markii hore kamay qayb qaadan jirin dagaalada Beelaha balse hada waxa aad moodaa inay fursad ay u tahay ay ku kursi kaga raadinayaan xukuumadda, waana nasiib daro”Ayuu xildhibaan Ismaaciil.

Halkan ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this