Sign in to follow this  
Deeq A.

Hooyo Soomaaliyeed oo laga dul qaatay cunugii 8aad ee ay umushay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hooyo Soomaaliyeed oo laga dul qaatay cunugii 8aad ee ay umushay

somaliske-kvinder.jpg

Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatey toddoba caruur ah oo ay dhashay ayaa shaley laga qaatay canugii sideedaad, saacado un kadib markii ay dhashey.

Hooyo Faadumo Buraanburtooy, ayaa gabadha yar markii ay umushey waxaa kala wareegay mas’uuliyiinta magaalo ay horey u deganeyd oo ay kasoo guurtay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka teleefonka ee Sweden kula xidhiidhay Sheekh Xuseen Faarax Warsame, oo ka mid ah culimada Soomalida ee degan dalka Sweden, kaasi goob joog u ahaa sida falka qaadashada ilmahan yar uu u dhacay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this