Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:- Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Beesha Mudulood

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga Beesha Muddullood, oo Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ,waxaana mudaas ka qeyb galay Siyaasiyiin,Dhallinyaro,Haween iyo qaar ka mid ah Madaxda Maamul Goboleedyada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay intii uu socday.

Halkan Ka Daawo Warmurtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Beesha Mudulood

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this