Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka wada-tashiga Mudulood oo maanta la soo gaba-gabeynayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maalintii saddexaad galay shirka wada-tashiga ee beel-weynta Mudulood oo ay ka qeyb-galayaan siyaasiyiin, aqoonyahanno, waxgarad, dhalinyaro iyo haween.

Shirka oo ah mid wada-tashi ah ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa aayaha beesha iyo sidii si isku mid ah loogu wajihi lahaa arrimaha siyaasadda dalka.

Madax kala duwan ayaa ka qeyb galaysa shirkan, yadoo intii uu socday mas’uuliyiintii ka qeyb gashay ay ku  baaqeen xoojinta midnimada beesha Mudulood.

Saacadaha soo aadan ayaa lagu wadaa in laga soo saaro war-murtiyeed, lana soo gab-gabeeyo shirkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this