Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Goodax Barre ” Waa Wajib Dhaqan-galinta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxaan maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada sare ee dalka.

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare e e dalka Cabdullaahi goodax Barre oo bartiisa facebok ku daabacay warkaan ayaa qasab looga dhigay in dhammaan dugsiyadda sare ee dalka in manjahkaan ay dhaqan galiiyaan sanad dugsiyeedkaan .

“Waxaan maanta soo saaray Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada dalka ayaa lagu yiri qaraalkaan kasoo baxay wasiir goodax Barre.117120678_3369495139777249_7627508955054135415_o.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this