Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa soo cel-celiyey burburka diyaaradaha Kenya ee Soomaaliya?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa muddooyinkii la soo dhaafay soo badanayey shilalka diyaaradeed ee ka dhacaya dalka, gaar ahaan burburka diyaaradaha laga leeyahay dalka Kenya.

Illaa afar diyaaradood ayaa dalka ku burburay laga soo bilaabo Lixdii Maj ee sanadkan, kuwaas oo ka dhacay Bardaale, Baardheere, Beledweyne iyo Dhoobley.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta:-

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warbixin-Cadaani-Diyaaradaha-Kenya.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this