Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulanka Golaha Shacabka?

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib ugu noqqoshada miisaaniyadda dalka ee 2020-ka, kaas oo xukuumaddu soo gudbisay.

Waxaana ogolaaday in lasiiwado dooda dib u eegista miisaaniyadda 2020ka 143 xildhibaan,  halka ay diideen 3 mudane, waxaan jirin xildhibaan ka aamusay.

Kulanka maanta ayaa ahaa midkii 21-aad Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka BJFS Uu Shir Guddominayo Guddomiyaha Golaha Shacabka, kalafadhigaan ayaana ah kii ugu dambeeyey muddo xileedka golaha.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this