Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo war kasoo saartay duulimaadyada caalamiga ah ee dib loo furay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID19.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta uu jiro Cudurka COVID-19, si loo ilaaliyo fayo qabka Shacabka Dalka imaanaya.

Halkan ka aqriso war-murtiyedka:-

WAR-12-Copy.jpeg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this