Deeq A. Posted August 3, 2020 Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamar Jajab. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad halkaas ku taalla, oo lagu magacaabo Luul Yemeni kana Maqaayadaha ugu caansan ee laga cunteeyo, wuxuuna ahaa qarax weyn oo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Lama hayo faah-faahin intaas dheer, iminka Naga filo faah-faahin iyo wixii kusoo kordha dhowaan Insha Allah. Share this post Link to post Share on other sites