Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha HirShabelle oo xil-ka qaadis iyo magacaabis sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka HirShabele ayaa waxaa xil- kaqaadis loogu sameeyey mid ka mid ah golaha wasiirada maamulkaasi.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa xil-kii ka qaaday wasiirkii biyaha iyo tamarta Hir-Shabelle Saalax Maxamed Xasan, isaga xilkaasi loo magacaabay Shuceyb Cabdikariim.

Sidoo kale Madaxweynaha Hir-Shabelle ayaa wasiiru dowlaha wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hir-Shabelle u Magacaabay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.

Halkan hoose ka aqriso:

ururo-siyaasadeed

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this