Sign in to follow this  
Deeq A.

Bulshada rayidka oo ka hortimid magacaabida G/Adeega Garsoorka

Recommended Posts

Deeq A.   

War ka soo baxay ururada bulshada rayidka ah ayaa waxa ay uga hor yimaadeen Ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka ee ay magacaabeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Ururada bulshada rayidka ah ayaa qoraalkooda ku sheegay in Golaha Wasiirada oo si KMG ah u sii shaqeynaya aysan sameyn karin wax magacaabis ah, islamarkaana ay sharci darro tahay ansixinta golahaasi.

Sidoo kale waxau ugu baaqeen xukuumadda Soomaaliya ee kalsoonida lagala noqday inay ilaaliso Dastuurka iyo shuruucda kale ee u taalla dalka.

Halkan hoose ka akhariso:

1-37-696x901

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this