Deeq A. Posted July 29, 2020 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish). Kulnka labada Mas’uul ayeey kaga wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo wada shaqeyn dhex marta maamulka Galmudug iyo Gobalka Banaadir Labada Masuul ayaa sidoo kale waxa ay inta badan ka wda hadleen xoojinta sidii loga gudbi lahaa xilliga kala guurka ah ee uu haatan marayo dalku. View the full article Share this post Link to post Share on other sites