Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda SOMTEL Oo Soo Bandhigtay Wejigii Labaad Ee Barnaamijka Ku Guulayso 5,000 Oo Abaalmarinood, Gaadhi HYUNDAI Ah Iyo Abaal-marino Kale Oo Ay Bixisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL ayaa bixisay wajigii labaad ee baalmarintii ay ugu magacdartay (ku guulayso 5,000 oo abaalmarinood) taas oo ay usoo bandhigtay macaamiisheeda.

Abaalmarinta ay shirkaddu bixisay isniintii toddobaadkan ayaa dhamayd 250 ka mid ah abaalmarinada ay ugu talogashay macaamiisheeda, Halkan hoose ka DAAWO muuqaal iyo sawirro

107601416_3698380876843083_2907683313430 115192427_3698382386842932_4760809081342 116152297_3697425916938579_3845235035090

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this