Sign in to follow this  
Deeq A.

Magaalo Laga Mamnuucay Xeedhooyinka, Taashka, Gabbaatiga Hordhaca Ah, Galbiska Baabuurta Arooska Iyo Arrimo Kale

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha Arrimaha Islaamka ee Magaalada Harta Sheekha ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa ay gabi ahaanba magaaladaasi ka mamnuuceen arrimo badan oo la xidhiidha hannaanka ay wakhtigan u dhacaan aroosyadu sida Gaadiidka badan ee arooska lagu galbiyo, Fijaannada Ama Xeedhooyinka Soddohuhu sameeyaan, taashka cad ee aroosaddu xidhato, Jaadka, Lacagaha Gabbaatiga ah ee Hordhaca ah, Agabka Badan ee Soddohdu inanteeda aroosadda ah soo raaciso iyo arrimo kale.

Halkan ka akhri liiska 17 Arrimood oo wadaadadu ka mamnuuceen Magaalada Harta Sheekha iyo nawaaxigeda aroosyadii ka dhici jiray:

116053679_2789728034685581_2483099622895

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this