Sign in to follow this  
Deeq A.

Hayad la socota dhaqdhaqaaqa Internetka Caalamka oo Maqnaanshaha Internetka Somalia ku xidhiidhisay Qadiyad siyaasadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Shabakadda Netblock oo la socota dhaqdhaqaaqa intarnet-ka ayaa maqnaasha internetka ee magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada Somalia ku xidhiidhisay arimo siyaasadeed oo ku lug leh riditaanka Xukuumada Ra’iisal-wasaare Kheyre.

Qoraal shabakadan soo dhigtay Barta Twitterka ku leedahay ayey ku sheegtay in jaritaanka Internetka ay la xidhiidho dhacdadii Xildhibaanada golaha shacabka dhawaan xilka uga tuureen Xukuumadii Kheyre.

Halkan ka akhri Qoraalka Rasmiya oo:-

⚠Confirmed: Internet shutdown across much of #Somalia as parliament votes to remove Prime Minister Hassan Ali Khaire over lack of democratic elections; real-time metrics show connectivity below ~30% of ordinary levels with high impact to #Mogadishu

📰 https://t.co/Dqtp0RXkSB pic.twitter.com/QiV145Ib7D

— NetBlocks.org (@netblocks) July 26, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this