Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda kala hadlay dardar gelinta shaqooyinka iyo in isbedelku uusan saameyn ku yeelan howlaha ay qaranka u hayso wasaaraddu.

Siihayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle oo sii hayaha ra’iisul wasaaraha ku soo dhaweeyay wasaaradda ayaa sheegay in ay ka wada hadleen dib u habeynta dhaqaalaha iyo qodobo kale.

“Waxa aan ka wada hadalnay ku simaha ra’iisul wasaaraha dar-dar galinta howlaha Maaliyadda, sida dib-u-habeynta dhaqaalaha, sare u qaadidda dakhliga dalka iyo saameynta dhaqaale ee Covid-19” ayuu yiri sii hayaha Wasiirka maaliyadda”ayuu yiri wasiir Beyle.116417796_3379241632136605_5457610717763Halkan hoose ka daawo sawirrada:116295368_3379241828803252_1090605542589 116417796_3379241632136605_5457610717763892965_o (1) 116217095_3379241842136584_3468567821925395939_n 116295368_3379241828803252_1090605542589779812_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this