Sign in to follow this  
biG mOm

Is this True or not ????

Recommended Posts

biG mOm   

Asalama alaykum

-------------------

Walaaheyga sharafta lahow waxan akhristay maqal aad u dheer oo ka hadlaya qiso aan aad uga naxo, ma runbaa ma beenbaa Allaahu Aclam, hadaad jeclaataan inaad akhrisataan gala sitekan riix halkan hadaan soo koobana

Waa xaas netka ku fasaaday oo ninkeedi nin kale ka raacday ka dibna la faraxumeeyey waa sideey u soo qoreena, ka dibna dhimatay

Waxaan ku iri waa inaadan aad u fogaan ma doonayo inaan guriga in badan ka maqnaado.

 

Wuxuu iigu jawaabay

Xoogaa waan soo daahaynaa maxaa yeelay marna si fudud kugu sii dayn mayo waxaa kaliya oon doonayaa inaan xoogaa waqtiya adiga kula qaato ishana kaa buuxsado waxa laga yaabaa inaadan mardanbe ii ogolaan inaan dib kuu arko. Saaas ayay sheekadaydii ku bilaabatay inkastoo walwalkaygu uu sii badanayay saasoo tahay naftaydu waxay sii jeclaysanaysay marwalba inaan la sii joogo. Sheekadeennii waxay bilowday inay u waajahsato xagga romansiga Jacayl, ma garanayo inta saac oon isla joognay xattaa ma dareemin jidka aan hayno iyo meeshaan u soconno toona. Waxaan ku baraarugay anoo jooga meel aanan garanayn, mugdi ah una eg beer lagu nasto, waxaan bilaabay inaan ku qayliyo waa maxay meeshaan aan joogno?! Xaggeena ii wadaa??.. sakanno duduhood gaarigii waa gaarigii oo istaagay iyo nin kale oo albaabka gaariga furaya iigana soo bixinaya gaariga si xoog ah.......waxaad moodaa wax walba inay sidii biriq u dhacayaa yacni dhaqsaha ...........

 

waad sii dhameysan kartaan hadaad waqti u heysaan iney dhimatay beeyna ku soo gabo gabeeyeen { Innaa Lillaahi Wa'Inna Ileyhi Rajicun}balse mexey idinla tahay gabdhoow qisadaan naxdinta leh ???

Allaah hanaga badbaadiyo fitanta Aduunka aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this