Deeq A. Posted July 25, 2020 Guddoomiyaha golaha sacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre , ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan qaaday markii la soo dhisay, taasna ay sabab u tahay in maanta lagala noqday kalsoonida sida uu sheegay guddoomiyaha. Halkaan Ka Akhriso qodobada Hannan cad Qof iyo cod ku saleysan 2020 Dhameystirka Federaalka iyo go’aanka caasimadda kahor doorashada Afti u qaadista iyo meel marin dastuurka iyada oo lala tashanayo maamu goboleedyada Diyaarinta ciidamo suga amniga doorashada Hirgelinta nidaamka axsaabta siyaasadeed oo doorasho gala. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites