Sign in to follow this  
Deeq A.

Shuute oo ka hadlay baaritaanada qaraxii gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida, Xasan Cali Nuur Shuute oo ka hadlayey sanad kadib, weerarkii xarunta gobolka Banaadir ee lagu dilay Duqii Muqdishp, Marxuum Ing. Yariisow iyo masúuliyiin kale ayaa sheegay in aysan ka hari doonin dadkii fududeeyey weerarkaasi, isaga oo sheegay in weli u socdo dabagal xoogan.

Shuute ayaa tilmaamay inay aheyd in la sii wado baaritaanada ku aadan qaraxaasi illaa laga sal-gaaro, lana aruuriyo macluumaadka ku hareereysan dhacdadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/cod-sakriye.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this