Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warbixin ku saabsan Sanad kadib qaraxii xarunta Gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha u naxariistee maanta waxa ay ku beegan tahay markii uu qaraxii is-miidaaminta ahaa uu ka dhacay aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo ay ku geeriyoodeen ku dhawaad tobon ruux ee uu ka mid ahaa Maayarkii Gobolka Banaadir ahaana duqii Caasimada Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Sanad ayaa la joogaa qaraxii ka dhacay gobolka Banaadir waxaana dadkii ku dhintay ka mid ahaa Guddoomiyaashii allaha u naxariistee Degmooyinka Cabdicasiis Sabaax Cabdullaahi, Shangaani Sahro Markeysi iyo guddoomiyihii degmada Waaberi Mahad Cilmi iyo agaasimyaal ka tirsanaa Gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka dhageyso warbixin ay Shabelle ka diyaarisay sanad kadib qaraxaasi.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warbixin-Maxamed-Cali-Qaraxii-Gobolka-Banaadir-24-07-2020.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this