Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: R/wasaare Khayre oo waqti la qaatay bulshada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisuwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaar kamid ah bulshada dhuusamreeb waqti kula qaatay goobaha dadku isugu yimaadaan.

Bulshada uu kulanka la qaatay waxaa u badnaa dhallinyaro iyo qaar ka mid odoyaasha deegaanka waxaana uu ka xogwareystay xaaladaha ay ku suganyihiin iyadoo dhuusamareeb uu ku soo gaba-gaboobay shirkii wadatashiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka kaasi oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashada soo socoro ee 2020/2021.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

115723320_2749603588604091_6098832016489115740802_2749603185270798_3157188582885115758788_2749603571937426_2119777019541115803123_2749603905270726_6960640139648115803767_2749603415270775_1579823161885115804790_2749603711937412_9130858380289115805020_2749603161937467_6619556605392115806869_2749603671937416_3893730580349116096121_2749603051937478_7942574987127116096121_2749603051937478_7942574987127116105826_2749603508604099_2260664194482116123851_2749603058604144_4917912787211116132668_2749603325270784_5578409166449116238190_2749603438604106_4523790753066116096121_2749603051937478_7942574987127

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this