Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirwac “Waa waqti lumis qodobada ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururada bulshada rayidka oo maalmahan dadaalo ka waday Dhuusamareeb ayaa ka hadlay shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ee ka dhacay magaaladaasi.

Prof. Cabdullahi Maxamed Shirwac oo ka mid ah hoggaanka ururada bulshada rayidka ah ayaa sheegay inuu waqti lumis yahay war-murtiyeedka ka soo baxay shirkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in aysan madaxda dowladda iyo kuwa mamaul goboleedyada dalka  aysan aheyn kuwa daacad ah, islamarkaana uu weli jiro kala shaki dhexdooda ah.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Cod-Shirwac-2.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this