Sign in to follow this  
Deeq A.

Waraysi-Yuusuf Jimcaalle “Muqdisho Waxaa Ku Soo Batay Dil-Wadareed ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Muqdisho ay ku soo batay dil-wadareed wuxuuna sababtaas ku qeexay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo joojiyay dilalka qisaasta.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Yuusuf Jimcaale Siiyay Goobjoog

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this