Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Wax Kabedelka Sharciga Xisbiyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey wax bedelka sharciga xisbiyasada siyaasadda ee Soomaaliya.

Codeyntii dhacday waxaa ay noqotay: 137 oo ogolaatay halka 3 ay diideen, waxaana ka aamusay ilaa 2 xildhibaan oo ka tirsan golaha.

Sharcigan ayaa muhiim ah niyaamka xisbiyada badan ee dalka iyo in la gudbo nimaadka qabiliga ah ee Soomaaliya ka jiray 30kii sano ee la soo dhaafay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this