Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo u codeeyay wax ka bedelka sharciga xisbiyadda siyaasadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulanka oo ahaa kii 18-aad kalfadhigiisa 7-aad ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,waxaana goobjoog ahaa 142 xildhibaan.

Xildhibaanada ayaa dood dheer kaddib u codeeyay wax ka bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda dalka, waxaana ogolaatay 137,waxaa diiday 3, halka 2 xildhibaan ay ka aamuseen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo kulanka shir guddoominayay ayaa sheegay in Sharciga Xisbiyada Siyaasadda uu ansax yahay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this