Deeq A. Posted July 21, 2020 Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Wararkii Ugu Danbeeyay Dhuusamareeb https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/WHATS-UPP-DOORASHA.mp4 Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ku Saabsan Madaxtooyda Iyo Doorashada Qof Iyo Cod Dhuusamareeb: Villa Somalia oo Ku Adkeysaneysa Doorasho “Qof iyo Cod” ah Gobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites