Deeq A. Posted July 21, 2020 Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 20 kale ay ku dhaawacmeen sar dabaq ah oo ku soo duntay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Dhacdadan oo xalay dhacday ayaa la sheegayaa in ay ka dhalatay guriga oo sanado badan dhisna, oo roobab iyo waqti ka daba yimid. Maamulka Gobolka Banaadir oo goobta gargaaray ayaa la sheegayaa in ay badbaadinta ka sokow baarayaan sababta iyo wixii dhacay. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites