Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereedka Deegaanka Wisil

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka deegaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa faah-faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay dab xooggan oo qabsaday Dhul Beereed badan oo ku yaalla deegaankaasi.

Wararka laga helayo Wisil ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 beerood ay gubteen, sidoo kalena ay dhinteen 20 neef oo Geel ah.

Guddoomiyaha deegaanka Wisil, Cali Xasan oo warbaahinta Shabelle la hadlay ayaa baaq u diray hay’adaha, dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedka Galmudug, isaga oo ka dalbaday inay ka jawaabaan dhibaatada soo gaartay dadka ku hanti beelay dabkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/cod-cadani-dabka.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this