Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha JF oo guddoomiyey shir ka dhacay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada.

Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo amniga Qaranka.

Kulanka waxaa ka qeyb galay Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Khayre iyo dhammaan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:

Gud1.jpg gud2.jpg gud3.jpg gud4.jpg gud5-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this