Sign in to follow this  
Deeq A.

Natiijada Wareega Labaad ee Doorashada xafiiska Xuquuqal Insaanka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegga labaad ee Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda Puntland ayaa haatan soo dhammaaday.

Wareeggan waxaa ku tartamayay wasiirkii Hore ee Haweenka Puntland Maryan Axmed  Cali iyo Garyaqaan Siciid Cabdi Mu’min waxaana labada musharraxba heleen codod is le’eg 31 Cod midkiiba.

Waxaa hadda loo gudbayaa Wareegga Saddexaad ee Doorashada si loo kala saaro Labada Musharrax oo isu soo haray maadaama ay codod is le’eg haystaan.

Puntland Post kala soco Natiijada Doorashada

The post Natiijada Wareega Labaad ee Doorashada xafiiska Xuquuqal Insaanka Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this