Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuq Insaanka Puntland oo hadda socota

Recommended Posts

Deeq A.   

Xarunta Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe waxa haatan ka socota Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland.

Doorashada waxa ku tartamaya saddex Musharrax oo kala ah Wasiirkii Hore ee Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Maryan Axmed Cali Garyaqaan Siciid Cabdi Mu’min iyo sidoo kale  Faysal Mahdi Cali.

Fadhiga Golaha waxaa Maanta xaadir ah 62 mudane kuwaas oo cod qarsoodiya ku kala dooranaya saddexda Musharrax ee u tartamaya Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland.

Halkaan hoose ka eeg Sawirada

10-8.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 9-10.jpg?resize=1000%2C550&ssl=1 8-11.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 7-12.jpg?resize=1000%2C626&ssl=1 6-14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 4-7.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-15.jpg?resize=1000%2C549&ssl=1 2-13.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuq Insaanka Puntland oo hadda socota appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this