Sign in to follow this  
Deeq A.

DF Soomaaliya oo ka digtay dabeylo ku soo wajahan Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa ka digtay roobab dabeylo wata oo ay sheegtay inay ku soo wajahan yihiin qeybo ka mid ah dalka.

War ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in dabeylahaasi la filan karo in saacadaha soo socda ay ku dhuftaan gobollada Jubbooyinka iyo Shabeelaha Hoose, gaar ahaan magaalooyinka xeebaha ku yaalla, sida Kismaayo, Afmadow, Jamaame, Badhaadhe, Marka iyo Baraawe.

Sidoo kale wasaaradda ayaa ugu baaqday maamullada degmooyinkaasi inay u diyaar garoobaan xaaladaha soo cusboonaaday, islamarkaana ay taageero u muujiyaan bulshada.

Halkan hoose ka aqriso:-

Warqadda-1

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this