Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda KAALO oo Tababar u Qabatay Qaxootiga Itoobiyaanka Iyo Yemeniyiinta

Recommended Posts

Deeq A.   
IMG_0796.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Hay’ada KAALO  ayaa Magaalada Garowe ku qabatay Tababar ku saabsan ka hortagga Tacadiyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Tacaddiga haweenka iyo Caruurta.

Tababarka waxaa hay’addu u qabatay Qaxootiga Itoobiyaanka iyo Yemeniyiinta ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Tababarka oo mudda laba maalmood ah soconayay waxaa ka faa’idaystay dad gaaraya 40 qof oo kamid ah Qaxootiga ka soo haajiray dalalka Itoobiya iyo Yemen ee ku nool Garoowe.

Maymuun Maxamuud Yusuf  oo ka socotay Hay’adda KAALO oo Tababarkan qabatay ayaa ka soo qayb-galayaasha ku boorrisay in ay ka faa’idaystaan Tababarkaasi la siiyay.

Halkaan ka eeg Sawirada

  • IMG_0789.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0796.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0839.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0853-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0853.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0858.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0866.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0875.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0948.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0953.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • IMG_0962.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • s10.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • s11.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • s15.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • S28.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Hay’adda KAALO oo Tababar u Qabatay Qaxootiga Itoobiyaanka Iyo Yemeniyiinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this