Sign in to follow this  
Deeq A.

Sambaloolshe ‘’Madaxweyne Farmaajo Waqtigiisa Wuu Dhamaaday’’

Recommended Posts

Deeq A.   
Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo waqtigiisa wuu dhamaaday qasab ayay ku tahay inuu dhageysto saamileyda siyaasadeed iyo Maamul Goboleedyada,si xal loogu gaaro Doorashada 2020-2021’’
Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysi Uu Sambaloolshe Siiyay Goobjoog News
Sidoo kale halkan ayaa ka daawan karti warysiga Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Cabdullaahi Sambaloolshe uu siiyay Goobjoog,isagoo ka hadlay arimaha Doorashooyinka iyo xaalada kala guurka.
Halkan Ka Daawo  Waraysiga Sambaloolshe Oo Dhameystiran 

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this