Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydka Ra’isul wasaarihii hore oo Muqdisho La Keenay, Laguna Tukaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta Muqdisho la keenay meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya asan Abshir Faarax oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Turkiga.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonk, guddoonka baarlamaanka iyo xubno kale oo laamaha dowladda federaalka ah ayaa waxaa ay marxuumka salaadda janaasada kula tukadeen garoonka Aden Cadde.

Dhanka kale magaalada Garoowe waxaa ka soconaysa qaban qaabo ku aadan aaska meydka Xasan Abshir R/wasaarihii hore,iyadoo la filayo in ay ka qeybgalaan R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,madaxda dowlad goboleedyada.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this