Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaare naf oo Ka Dhashay Dab Qabsaday Xero Ku Taalla Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka aan ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in xero barakac oo ku taalla xaafadda Baalade ee magaaladaasi uu dab xoog leh qabsaday, kaasoo sababay dhimashada 4 caruur ah.

Sidoo kale waxaa gubtay guryo badan oo ay deganaayeen dadka barakacaasha ah ee ku noolaa xeradaasi.

Dadaal badan oo ay sameeyeen maamulka degmada iyo shacabka oo kaashanaya kooxda gurmadka iyo dab-damiska ayaa ku guuleystay in la damiyo dabkaasi khasaaraha geystay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this