Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jubaland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
1-12.jpg?w=1000&ssl=1

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa haatan  Garoowe ku soo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe).

Madaxweynaha Jubaland, waxa uu ka qayb-galaya Aaska Qaran ee Maanta Garoowe loogu samaynayo Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland, Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

Soo dhoweynta weftiga Madaxweynaha Jubbaland waxaa qayb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Wikiillada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Isimo, saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin kale.

  • 9-4.jpg?w=1000&ssl=1
  • 8-4.jpg?w=1000&ssl=1
  • 7-5.jpg?w=1000&ssl=1
  • 6-6.jpg?w=1000&ssl=1
  • 5-6.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3-8.jpg?w=1000&ssl=1
  • 2-6.jpg?w=1000&ssl=1
  • 1-12.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Jubaland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this