Sign in to follow this  
Deeq A.

R/wasaare Khayre oo kulan la qaatay Madaxda dowlad goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deggan yahay magaalada Dhuusamareeb waxaa uu xalay kula kulmay Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah federaalka.

Kulankaan ayaa imaanaya iyadoo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb oo maalmihii lasoo dhaafay shir wadatashi ah uu uga socday Madaxda dowlad goboleedyada kaas oo wajigiisa koowaad lasoo gabagabeeyay, waxaana la filayaa in dhawaan wijiga labaad ee shirka oo ay ka qeyb gelayaan Madaxda ugu sareysa dalka uu ka furmo magaaalada Dhuusamareeb.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this