Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha shacabka oo Akhrinta labaad marsiinaya sharci muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta kumeel gaarka Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta labaad ee wax ka bedelka sharciga xisbiyadda siyaasadda dalka,waxaana xildhibaannada lagu wargeliyay inuu jiro kulanka golaha shacabka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this